Maxaad ka taqaanaa Xanuunka HIV/AIDS!
Sunday, 05 September 2010
 
 
Shirkii Shanaad ee Dalada Sahan oo Furmay PDF Print E-mail
Written by Qaasim Ismail ( I.T Officer )   
Monday, 24 November 2008

 Sample Image

Waxa maanta si rasmi ah uga Furmay Hotel Maansoor Shir weynihii Shanaad ee Dalada Sahan oo ay iskugu yimaadeen Ururada ku Bohoobay Dalada Sahan.

 

 

Shirkan oo sanad leh ah oo sida Caadada ah ay sanad walba Mar kulmaan Ururada wadaaga Daladan Sahan, oo ay kaga wada hadlaan wixii u qabsoomay sanadka ay kala maqnaayeen iyo waxa ka qab yada ah.Shirkan Sanadkan oo si aad ah oo soo Agaasmiay waxa ka soo qayb galay ururo dhan 150 urur iyadoo lagu soo Casumay, Culumo Diinka Somaliland, Xukumada, Hayadaha Caalamiga ah, Dadaka Qaxootiga ah ee dalka jooga.

Waxa Madashaasi Furay Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka iyo Shaqada Mudane Mahdi Cismaan buuri, waxaanu shirkaasi socon doonaa Mudo Saddex Cisho ah.

 Sample Image
 Sample Image
 Sample Image
 Sample Image
 Sample Image
 Sample Image
 Sample Image
 Sample Image
 
 
 
 

 

Last Updated ( Monday, 24 November 2008 )
 
< Prev   Next >

Polls
Intee in leeg ayaad ka Taqaan Xanuunka HIV/AIDS?
 
Who's Online
We have 14 guests online
 
Design by Somaliland Software!
Top! Top!